Musharaxiin badan oo ku tartamaya Doorashada kursiga HOP106 (Magacyada+Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shahaadada musharaxnimo siiyay lix musharax oo isku soo taagay in ay ku tartamaan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106 oo lagu wado in doorashadiisa ka dhacdo magaalada Jowhar. Kursigan oo doorashadiisa laga dhigay mid furan ayaa waxaa isku diiwaangeliyay lix musharax oo mid kamid ah haweeney tahay, waxaa sidoo kale … Continue reading Musharaxiin badan oo ku tartamaya Doorashada kursiga HOP106 (Magacyada+Sawirro)